Madaxweynaha Somaliland,Axmed Maxamed Maxammud (Siilaanyo),oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmoyinka u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera ,dhagaxana dhigay wajiga labaad ee dhismaha wadada isku xidha Hargeysa iyo Berbera