Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Socdaal Ku Mar ay Wadada
Cusub ee Xukummadii so ka hir gelinayso Wa dada dheer ee isko xidha
Hargeisa iyo Berbera iyo soo Dhoweyn laxaad leh oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Berbera
Berbera (TNN):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaland Mudane
Axmed Maxamed Maxamuud (Silaan yo) waxa uu socdaal shaqo ugu baxay
Gobolka Saaxil gaar ahaa Magaalada Berbera isaga oo Madaxwe ynuhu sii
kormeer ku sii maray Wadada Halbawlaha u ah Caasimada Hargeysaiyo
Gobolka Saaxil oo haw lo shaqo oo dib u habayn loogu samaynaayo
wadadaas.
sidoo kale waxa uu madaxweynuhu ku hakaday Dooxa Dacarbudh oo laga
wado dhisme loogu talo gala y in Check Point ama bir lagu xakameeyo
inta uu socdo dooxaasi dadweynaha socotada ah ee isaga gooshaya
goboladaasi aanay uga gudbin iyaga oo naftooda halaagaya ama dhib u
horseedaya, halkaas oo madaxweynuhu uu uga duceeyey Suldaankii
dhawaan ku geeriyooday Daadkii ku qaaday dooxaasi iyo sidoo kale
masuuliyiintii iyo shicibkii kala duwanaa ee ku naf waayey dooxan.
Madaxweynaha oo ku jira sodaalkiisa shaqo waxa uu soo dhawayn aad u
qaali ah kala kulmay degmooy inka, iyo Tuulooyinka u dhaxeeya Berbera
iyo hargeysa halkaas oo madaxweynaha ay si aad ugu soo baxeen bulsho
weynta ku dhaqani.
sodaalkaasi oo saacado qaatay madaxweynuhu waxa uu ku gaadhay
Magaalada Berbera oo sida Sawir ada ka muuqata madaxweynaha u soo
dhawaysay Si aan hore uga dhicin berbera iyaga oo madaxwey naha kaga
horyimid jiifto ilaa iyo Guriga bartida ee berbera oo dad weynuhu ay
meel walba u tubnaaye en iyaga oo madaxweynaha ku soo dhaweeyey
Baabuurta noocyadeeda kala duwan Kuwa raaxada, Xamuulka iyo
Baabuurta yar yar ee loo yaqaan bajaajta oo sida ka muuqata
muuqaalada Sawirada aan kala go’lahayn isku soo wada duubo waxa
maanta magaalada berbera aan loo kala hadhin soo dhaway nta
madaxweynaha iyo weftiga uu hogaaminaayo oo hada ku sugan Magaalada
Berbera.
Timacade News Desk
Berbera,Somaliland
|