Madaxweynaha
Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Shirkadda
Gaasta ee SOMGAS
Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta
xadhiga ka jaray Shirkadda Gaasta ee SOMGAS oo maanta si rasmi ah
lagaga dhawaaqay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Munaasibada xadhiga lagaga jarayay waxa kale oo ka soo qayb galay
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud
Aadan, X. Cabdi Waraabe, Wasiiro, Xildhibaano, Abwaan Maxamed Xaashi
Dhamac Gaariye, Aqoonyahan , Yahya Palmer oo ka socday Hay’adda UNDP
iyo marti sharaf kale.
Hadaladii Madaxweynaha Somaliland iyo Masuuliyiintii kale halkaasi
kagaga dhawaaqeen, waanu idiin soo gudbin doonaa.
Somalilandnation
|