Madaxweyne Ku-xigeenka
Somaliland oo 15 Baabuur Ka Guddomay Hay’adda IFAD oo ay ugu tallo
gashay Wasaraddaha Beeraha, Xanaanada Xoolaha iyo Caafimadka.
Hargeysa (TNN) Munasibad Balaadhan Oo lagu Guudoon
siinayey Deeq Baabuuray oo ay Ha y’ada IFAD ugu deeqday Qaar ka mid
ah Wasaaradah dalka ayaa lagu qabtay Xarunta Wasa arada Beeraha
Somaliland, Waxaana Ka Soo Qaybgalay Madax-weyne Ku xigeenka
Jamhuuri yada Somaliland Md. Cabdiraxmaan (saylici), Iyo Qarka Mida
Golaha Wasiirada Xukumada Oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaarada
xanaanada Xoolaha Cabdi Aw-daahir, Wasiirka Wasaar ada Beeraha Porf:
Faarax Cilmi Geedoole iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Sacad cali
Shirre, Wasiir ku- xigeenka Wasaarada Caafimadka Nimco Xussen
Qawdhan.
Hay’ada IFAD oo ah xarun ka shaqaysa hur marinta xanaanaa xoolaha
iyo caafimaadka ayaa 15 gaadhi ku wareejisay Saddex wasaaradood oo
kala ah Wasaarada Xanaanada Xoolaha ,wasaarada Beeraha Iyo Wasaarada
Caafimadka .
Agaasimah Hay’da IFAD Mud. Sulub Cali Amaan , ayaa ka warbixiyey
Gaadiidkay ay ugu dee qeen saddexdan wasaaradood oo uu sheegay inay
wax weyn ka tari doonaan baahidii dhin ca Gaadiidka “Xafladani Aanu
Ku Gudoonsiinayno Wasaaradaha Baabuurtan Aanu Ugu Talo Galnay inay
Hawlohooda Shaqo U Fududeeyaan, Kuwaasi Oo Kala Ah Wasaarada Beeraha
6 Toyote,Wasaarada Xanaanada Xoolaha 4 Toyoote, Wasaarada
Caafimaadka 5 (Ambulance).
Isaga oo Hadalkiisa sii Wata Wax uu yidhi “Haya’dani Waxay Qaabil
Santahay Kor uqaadida Beeraha oo Ay Hoos Imanayaan Caafimadkii Iyo
Xanaanada Xooluhuba Kuwaasi Oo Aanu Do onayno Gadhiyaashani Aanu
Gudoonsiinay Inay Ku Soo Kormeeraan Xarumaha Ay Ku Leeya hiin
Gobolada, Lagagana Shaqeeyo Adeega Bulshada Loo Qabanayo Madax-weyne
ku-xige en, waxaan rabnaa inaan kugu wareejino baabuurtan
furayaashooda si aad adna ugu ware ejiso wasaaradahaasi oo ay u
noqdaan wax ay iyagu maamulaan” ayuu yidhi Agaasimah Hay’da IFAD
Mud. Sulub Cali Amaan
Wasiirka Xanaanad Xoolaha Somaliland, oo isna halkaasi ka hadlay
ayaa tilmaamay in ay wax lagu farxo tahay shaqada wanaagsan ee ay
haya’du u hayso wasaarada iyo dhamaan isag oo ka dhawaajiyey diday u
maareyn doonaan “runtii waxaad halkan ku arkaysaan gawaadhi ay hay’du
ugu deeqday wasaaradaha, hadaan wasaarad ahaan ka hadlo hawlaha aanu
ugu talo galnay iyo sida aanu u qorsheyay waxaa gawaadhidani aanu u
kala diri doonaa Wajaale, Qolijeed,Iyo Oodweyne. Waxaanu ka codsanay
sidoo kale in naloo geeyo , ceeL-afweyn Munasibadan waxaan iyana
kaga Codsanaynaa In Mid Buuoodle Lageeyo midna Badhan Midna Qori
lugud” Ayuu yidhi wasiir Xanaanada Xoolaha Dr.Cabdi Aw-daahir.
wasiirka wasaarada beeraha Faarax Cilmi Geedole ayaa isna dhiniciisa
uga mahad celiyey de eqdan baabuurta ah isagoo sheegay in adeega ay
Hay’adani u qabato uu yahay mid balaadh an waxaanu yidhi, “Runtii
Wasaarad Ahaan Aad iyo Aad ayaa ay Hay’du wax weyn noola qa batay
Kuwaasi oo aana halkan ku soo koobi karayn, ha haato biyaha ay noo
xidheen iyo wax yaabo badan oo runtii aanaan soo koobi Karin”. Ayuu
yidhi GEEDOOLE Wasiirka beeraha Som aliland
Waxaa sidoo kale iyana halkaasi hadalo ka soo jeedisay Wasiir ku
Xigeenka Wasaarada caaf imaadka,oo sheegtay inay baaburtani wax badan
ka tari doonaan, hooyooyin ku dhaqan mi yiga ee inta badan marka la
waayo gaadiid lagu soo qaado ku dhiig baxa bacad oo ay sheeg tay inay
ugu adeegi doonaan.
Ugu dambaynti Madaxweyne ku xigeen Somaliland Ayaa uga mahad Celiyey
Hay’adan isagoo masuuliyiinta wasaaradahana u soo jeediyey inay
ilaashadaan oo aanay tayicin si ay diiri g alin ugu noqoto Hay’ado
kale oo danaynaya inay wax taraan Somaliland, “waa mashruuc loo
baahnaa oo haqabtiri doona bahiyahii aas asiga ahayd, Aad iyo Aad
Ayaan Ugu Mahad Naqa ynaa hayadan waxaa jirta horta waa in aynu
maanta waa lahelaa gawaadhi iyo wax kasta lakin waa in aynu
ilaashanaa madama oo ay jirto in aynaan ilaashan qalabka qaarkood oo
ay dad masuul aan ahay inta aynu udhiibno ay iska kaxaytaan ay
gawaadhidaasi bur uraan oo aan la daryeelin lakin waa in aynu
ilaashanaa. Ayuu yidhi mada madaxweyne ku xigeenka So maliland
waxaanu ugu dambayntii shahaado Gudoonsiiyey masuulkii hay’adaasi
uga soo qa ybgalay musaasibadan.
Source: Waaheen
|