Madaxweyne ku-xigeenka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Mad axa Hay’ada Qaramada Midoobay Ee Somaliland

 


Hargaysa (TNN) :–Madaxweyne ku-xigeenka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Hay’ada Qaramada Midoobay Ee Somaliland.

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hay’adaha qaramada midoobay ee Somalila nd Mr.Gartin Rox, kulankaasi ayaa lagaga wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka Somal iland iyo qaramada midoobay.Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa waftida uga maha d celiyay booqashadooda somaliland isagoo madaxweyne ku-xigeenku u shee gay weftiga inay ka xukuumad ahaan xoojin doonaan xidhiidhaka UN-ka iyo Somaliland.


Mr.Gartin Rox madaxa hay’adaha qaramada midoobay ee Somaliland ayaa uga mahad ce liyay madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland sida meeqaamka sare leh ee uu usoo dhaweeyay, isagoo uga mahadceliyay xukuumadda Somaliland kuna bogaadiyay doorashadii qiimaha lahayd ee ka qabsoontay 13/Nove/2017.