Madaxweyne Safarkaagi Wuxuu Ahaa mid aad ku Dalxiisaysay

 

Madaxweyne waxaad caasimada Somaliland ee hargeysa ka soo baxday maalintii sabtida ee wiigan taariikhduna ahayd 14septerbar adigoo ka qayb galay xafaladii Furitaanka Dug siga Tababarka Saraakiisha

Markii munaasibadu dhamaatay ayaa waxaad u soo socotay dhinaca iyo magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera .adigoo gaa.iid tiro badan iyo dad shaqaale ah oo lagu soo guray lagaaga hor keenay degmada abdaal iyo tulooyinka hoos yimaad .iygoo masuuliyinta gobol ka saaxil ku tusaayay tageero xamaasadaysan. lakiin waxa ay ahayd inaad xaqiiiqda oga ato.

waligaa sawirka beenta ah iska ilaali ee lagu tusaayo “ safarkaana wuxuu ahaa safar dalx iis iyo mid aad ku qarineyso ceebaha iyo musuq maasuqa dul hoganaya labada wasiir ee aad adeerka u Tahey

maalintii aad berbera joogtay waxaad tidh waxaan furayaa mashariic hor u marineed oo aad tidhi anigaa ku fanaanay ,qaranka ku fanaaya .idinkaa ku fanaaya .hadab waxa noo cadaatay in wixii lagu sheegayay run yihiin. mar hadii meel kasta oo xadhiga lagu xidhaba aad goynayso .aanad kor u eegayn.

madaxweyne wali adiga hortaa lama arag lamana maqal madaxweyne libintii dawlada ka horaysay qabatay sheegta.goobta taadheer waxa hir galisay dekeda berbera waxkhtigii riyaale dalka madaxweyne ka ahaa 2007 ” waxa kale oo xusid mudan goob hore maayirkii hore dhagax dhigay oo lagu turun turoodo inaad mid kale oo turun turo dadka ugu filan aad dhagax dhigto.

wadooyinka dhalanteedka ah ee jayga cad la qubay miyaan ishaadu arkay .mise waa marin hababin aad kula socoto dadka shaqada gacanta ku haya.walee masuuliyintii reer saaxil rag ka soo baxe mar hadii ay ka ku kashifeen intaa leeg kuu gaysteen oo inta warbaahintii la soo jojiyay la yidhi madaxweyene taardheer xadhiga ka jar .wadooyinkan xadhiga ka jar “ waxa kale oo afhayeenka xisbiga mucaaridka isgoo hadaliisa sii wata ku dhaliilay madaxw eynaha Somaliland axmed maxamed maxamuud (silaanyo ) in cuqaashi gobolka saaxil iyo saladiyiinti uu la kulmey .wixii ay u soo jediyeen aanu dheg u dhigin .iyadoo ku sheegay in cashuurta alaabta dekeda berbera ka soo degta ee xukumadaadu kor dhisay mudooyinkii ugu danbeeyay aad dib u celiso sida konteenada ka soo dega .xoolaha isla markaana dham aan wixii dhar iyo kabo ahba ay ka soo dagaan Dawlada aynu jaarka Nahey Ee Joubuti “ arintaa maad qadarin ee waad dhagaysatay oo kaliya .

Afhayeenku waxa kale oo madaxweynaha ku tilmaamay madaxweyne , eexda yaqaan iyo is kooxaysiga madaxweyne waxaan sidaa kugu tilmamaya inaad waaqiga dhabta ah ka jeclay sa nayso cid gaara .waxaad ogayd intii aad xukumaadaadu jirtay inta markabiita ee deke da berbera ku gubatay ee dekedu bakhtiin kari wayday.

hadan maad garanin tag dekeda berbera ha loo iibyiyo hadii ay ii san kari wayday .iyo qala byo cusub oo damdamis ah oo markiibta bakhtiiya waxaad afkaaga ka sheegtay in dekeda berbera qaranka qiimo wayn ugu fadhido in geeska Africa ka faa.daysto .intaa waxa dheer misaaniyada somalailand door ka ciyaaro .

hadaba kuuma muuqan arintaasi ee waxa ku muqatay gudida hor u marinta gobolka togdh eer ee jid dhisaaya burco iyo ceerigaabo isku xidhaysa “ oo aad cagacagafayo ugu deeqay .waxaad burco u kor meeratay goobo arimha bulshada ka jiraan .berbera gaadhiga eesiga ayuunbaad ku jirtay .

marka xadhiga meel ka goynaysan waad daadagaysay .waxaad ku odhan lahaa bal dib u ra ac tariikhada madaxweyne riyaale ee ka horeeyay intuu boorame tago wax gooniya umuu qaban jirin .gobolada kalena kamuu jeclaysan jirin “adigu is ka daa gobo lee wasiiradaada ayaad kala xulanaysaa waxa xusid mudan in umada loo sheego in haydii madaarka hargey sa dhistay ee musuq maasuqa lagu eedaynaayo .

madaxtooyada aad hoos keento iyo xirsi oo shaqo kale aad ugu dartay xilkiisi oo ah wasiirk a madaxtooyada iyo watooyinka isla markaana ah Raysal Wasaaraha Dalka ,waxaan ku odhan lahaa muraayada is kaa tostada ah ee beenta uu sheegaysa iska daa .oo xaqiiqada jirta u daadeg .

tariikhadu way is qoraysaa.waxaan u malaynayaa in aad noqon doonto madaxweynihii ugu tariikhda xumaa Somaliland ee soo mara dakii codka boqolkiiba kontoka wax yar la.aa kuugu codeeyay aad ku noqoto bar madow
 


Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee ucid Ee gobolka saaxil

Botaan Gulled Axmed