War-saxaafadeed

 



Date: 06/07/2011




Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta soo saa ray Digreeto Madaxweyne oo ah Dhaqan-galka Xeerka Boosaha iyo Isgaadhsiinta.

Waxaanu Madaxweynuhu Digreetadiisa ku yidhi sidan:-



Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,



Markuu Helay: Go’aanka Golaha Wakiilada JSL ee Go’aan Lr. GW/KF-15/526/2011, ee Ansixinta Xeerka Boosaha iyo Isgaadhsiinta,



Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.





Wuxuu Soo Saaray,



Dhaqan-galka Xeerka Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Xeer Lr. 50/2011.





ALLAA MAHAD LEH

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.