WAR-SAXAAFADEED

 



“Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u diray aa Bahda Tacliinta, Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somalil and, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid MARXUUM, XAAJI JAAMAC MAXAMED (CAA MIYE) oo ka mid ahaa Aasaasayaashii Taclinta Somaliland, Oo jimcihii ku dhintay Imaraadka Carabta (Cajman)


Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka wara abiyo, Bahda Tacliinta, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Som aliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.







IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN



Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)


Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.