Madaxweyne Somaliland,Axmed Maxamed Maxamed Maxam uud (Siilaanyo), oo talaabo Geesinimo leh ku tilmaamay go'aanka Golaha Degaanka Sheffield

 


Hargeysa (TNN):- Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) , ayaa talaabo Geesinimo leh ku sifeeyay Go'aanka Golaha degaanka Sheffield ee Ingiriisku ku aqoo nsaday Somaliland.


"The Somaliland government welcome the heroic step the Sheffield city council undertook. The people of Somaliland deserve their recognition."

" Dawladda Somaliland waxay soo dhawaynaysaa Talaabada Geesinimada leh ee Golaha deg aanka Sheffield qaaday. Dadka Somaliland way u qalmaan in la citiraafo” ayuu Madaxweyne Siraanyo ku sheegay Boggiisa Twitter-ka."


 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland