Debaal degii xuskii 18ka May ,oo si layaab leh looga xus ay
Magaalada London iyo wafti uu hogaaminayo Mada xweyne ku-xigeenka
Somailand, oo kala qayb galey
Waxaan xuskaasi jaaliyada Somaliland kala qayb galey wafti uu
hogaaminayo madaxweyne kuxig............ Daawo Sawirro aad u tirro
badan
London (TNN):-Waxa shalay galab oo Taariikhdu ahayd 18/5/2013 oo loo
dabaal degaayey 22 Guuradii ka soo wareegtey Gooni-isu taaga
Qadiyada Qaranka Somaliland Xaflada ah da baal-deg balaadhan ayaa
lagu qabtey Garoon ka mid ah Garoomada Waa-weyn ee kubada Cagta lagu
ciyaaro ee ku-yaala Waqooyiga magaalada London.
Waxaa xuskaasi jaaliyada Somaliland kala qayb galey wafti uu
hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ,Cabdiraxmaan
Cabdillahi Saylici , oo ka koobnaa,Wasiirka Maaliya da Somaliland
C/casiis Maxamed Samaale, Wasiirka Gaashaandhiga Axmed X. Cali
Cadami, wasiir ku-xigeenka waxbarashada, Cali Xaamud Jbriil,
Wasiirka Ganacsiga c/risaaq khaliif Axmed iyo xildhibaano ka midah
Golaha Wakiilada Somaliland .
Timacade News desk
London ,UK
|