Magaalada tog-wajaale ee dhinaca dawlada deegaanka somalida Ethiopia, oo laga xusay 22 guurada 20 ka Gimbood

 



Tog-wajaale,Itoobiya (TNN):-Magaalada Tog-wajaale ee dhinaca Dawlada deegaanka Somalida Ethiopia, oo laga xusay xuska 22 guurada 20ka Gimbood ee ka soo wareegtay markii xukunka laga tuuray kalidii Taliyihii Mingistu Hailemaryam,oo cabudhinta xasuuq iyo baabiin ku hayay qoomiyadaha Ethiopia ,gaar  ahaan deegaanka Somaalidu degto oo hore u ahaan jiray xeryo military ,balse markay talada la wareegeen xoogagii E P R D F ay u dajiyeen siyaasad cusub oo Faderal ah ,kentayna in la sameeyo 9ka kilil ee Dawlad deegaan taasi u horseeday dimoqraadiyad dhab ah.

Kililka somalida oo hore u ahaa kililka ugu danbeeya xaga horumarka, ayaa madaxa way naha hada talada haya ee Cabdi Maxamuud Cumar ,ayaa guul la taabankaro ka soo hoo yey geedi socodka nabada iyo dimuqraadiyada isagoo kaalin mugle ka qaatay xaga nab ada iyo horumarka.Islamarkaana ku qanciyay qurbajoogta u dhashay deegaanka Somali da Ethiopia ee kililka 5aad inay ka qayb qaatan horumarka maal gashadaana dalkooda h ooyo oo ay aaminaan.

Munaasibada 22 guurada 20ka Ginbood ee magaalada tog wajaale oo ahay mid si heer sare ah uu usoo agaasimay gudoomiyaha magaalada tog wajaale oo ahayd tii u heer sa raysay abbid ee kadhacda tog wajaale ayaa waxa ka qayb qatay 4 Qabalay ee magaala da dugsiga hoose dhexe iyo dugsiga sare ee secondary school iyo ururka haweenka wa xanu gudoomiyaha tog wajaale gudoon siiyey afarta 4 gudoomiye qabalay sahaado sh aryo aykumutaysteen sida fiican ee ay usoo


gaasimeen iyadoo lagu soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo daqanka soomalida waxa kale oo lagusoo badhigay awr lagu shaqlay calanka fadaralka iyo calanka dawlada deeg anka somalida iyo xariir waxa ugu horayn qudbad taariikhiya oo dhaxal gal ah ka jeediy ey gudoomiyaha magaalada tog wajaalle muxiyadiin cabdi muxumad oo uga mahad celiy ey dadwaynaha reer Tog-wajaale sida qimaha leh ee ay uga soo qaybgaleen isla marka an uga maramay malinta ginbood qiimaha ay ugu fadhido ETHIOPIADA cusub Dimoqraad igaa waxa kale oo hambalyo udiray madax waynaha dawlada deegaanka soomalida Ethi opa cabdi maxamuud cumar oo uu sheegay inuu yahay abaaha dimoqraadiyada iyo d ib ucurashada iyo maamulka suuban ee kahaqaada guud ahaan

gayiga somalida Ethiopia waxakale oo halkaa kahadlay madaxa arimaha xisbiga Dimoqr aadiga somalida Ethiopia ee degmadada awbare oo kawarbixiyey wax qabakii dawlada deegaanka soomalida iyo sida looga horumaray waxbarashada caafimaadka iyo wadoo yinka laydhka iyo biyaha gabagabadii waxa gudoomiyaha togwajaale ee dawlada deeg aanka soomalida Ethiopia muxiyadiin cabdi muxumad ka  bilaabay dhirayn uu ku samee yey jidka wayn eelaamayga ah hareerihiisa ilaa laga gaadho kantaroolka galbeed ee ma gaalada laga soogalo waxanu u qaybiyey dadwaynaha reer tog wajaale 1500 oo geed oo lagudhireeyo magaalada tog wajaale munaasibadba 22 guurada 20ka ginbood awg eed
 


Maxamed Cabdilaahi Qombor
Tog- wajaale,Ithiopia