Mahadnaq iyo soo dhawayn aan soo dhawaynayo goaankii Bee lwaynta CALI SICIID ee ay ku soo bandhigeen musharaxiinta golaha deeganka.

 

 

Waxaan halkan ka tahniyadanayaa dhamaan beelwaynta CALI SACIID goaankii qiimaha iyo qaa yaha lahaa ee Cuqaasha, Aqoonyahanada, Odayaasha, Dhallinyarad Haweenka beeshaasi ku s oo bandhigeen Musharaxiinta Golayaasha Deegaanka Burao, Oodwayne,iyo Hargaysa kuna Wa reejiyeen Guddoomiyaha Ururka Umadda Dr. Mohamed Cabdi Gaboose Xafladii ka dhacday mag aalada Burco.


Waxaan markala ku soo dhawaynayaa Odayaashii beeshaas ee halkaas ka cadeeyay in maanta laga bilaabo ay goaansadeen iyka iyo inatii ka tallo qaadata inay ka mid yihiin URURKA UMADDA , taageerayaasha cusub ee sida misaanka leh ugu soo biraya URURKA UMADDA waxaannu ku soo dhawaynaynaa qalibi furan iyo gacmo furan  taageerayaashii horay ururka uga mid ahaa na ee BEELWAYNTA CALI SICIID iyo dhamaan taageerayasha Ururka waxaan leyahay GUUL way nba inoo soo hoyatay waxaanay ka mid tahay guulaha is dabajoogah ee dhawaanahan danbe ururku soo hoynayay oo aad moodo in Gobolkii Togdheer la odhanjiray si rasmiyah gacanta UR URKA UMADDA u galay iyada oo ayduun dhamaantiin ogtiin inaan Gobolada AWDAL, SANAAG, IYO SOOL midana aan cidii inagula loolamayn waxaan maqaalkaygan oo ujeedadiisu ahyd maha dnaq iyo soo dhowayta BEELWAYNTA CALI SICIID oo marwalba sugayay iyka oo dhammaan ay nu ogayn kalintii lama ilaawanka ahayd ee ay ka muujiyeen URURKII GURMAD oo intii ka damba yasay oo dhaman aannu filaynay kuna xisaabtamaynay inay ku soo biiran ururkan oo hadda ay nu warbaahinta ka argnay sidaa qiimaha iyo qaayaha leh ee ay uu soo bandhigeen Waxaan ma rkale halkan uga mahad celinayaa dhamaan intii ka hawgashay arintan labada dhinacba.
 

 

 


ALLA MAHD LEH

Faisal Farafidiye
Xidhiidhiyaha Debada
Ururka Umadda