Markabkii shiidaalka u siday Somaliland ee ay Budhcad Badeedu Af-duubtay oo caawa la sii daayay

 

 

Garoowe(TNN) wararka naga soo gaadhaya Garoowe ayaa sheegaya in ay caawa ka degeen budhcad bade edii saarnayd markabkii shiidaalka u siday Somaliland ee dhawaan laga Af-duubtay biyaha badda Cumaan S uldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan oo ka mid ah Madax-dhaqameedka reer Somaliland ee Garoowe u jooga sidii loo sii dayn lahaa Markabkaasi oo aanu goor dhaweyd khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa Waaheen u sheegay in la sii daayay Markabkii .

Mar aanu weydiinay Madax furashada laga qaaday waxa uu ku gaabsada y in ay hawshaasi si fiican ugu dha maatay oo aanu wax tafaasiil ah ka bixinayn si kastaba ha ahaatee,  arrintan ayaa noqonaysa guul u soo hoy atay dadkii ka qayb qaatay , sii daynta Markabkaasi kuwaas oo meelo badan gurmad ka sameeyay

 

Source:Waaheen