MARXUUM IBRAHIM CABDI KAAHIN (IBRAHIM DHEERE) OO KU GEERIYOODAY DALKA JABUUTI

 

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Mohamed Ali Muse,waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa q oyskii, ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,gacalkii,asxaabtii, ganacsatada,shacabka Jamhuuriyada Som aliland, shacabka Jamhuuriyada Jabuuti,geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen, Marxuum  Ibrahim Cab di Kaahin (Ibrahim Dheere),oo maanta,Khamiis,12 November,2015,ku geeriyooday magaalada Jabuuti  ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti.

Waxaanu Allaha awooda leh uga baryayaa , inuu marxuumka, Ibrahim Cabdi Kaahin, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku sii yo naruuro, dhammaanteena  samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin aamiin.

 

 


 

MARXUUM IBRAHIM CABDI KAAHIN (IBRAHIM DHEERE) OO KU GEERIYOODAY DALKA JABUUTI

 

 

TACSI


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN



Guddoomiyaha Jaaliyada rer Somaliland Kudhaqan Magalada LEEDS UK oo ku hadlaaya magac iisa, hoggaanka jaaliyada , guddida fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta, iyo dhamm aanba Jaaliyada rer LEEDS ee kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisa, waxa uu tacsi u diray aa guud ahaan Ganacsatada Dalka, wax-garadka,Aqoonyahanka, Waayeelka, Madax-dhaqa meedka, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, iyo Shacbiga Somaliland, isagoo ka tac siyadaynaaya geerida ku timid alle ha u naxariistee Marxuum Maalqabeen Ibraahim Cabdi Kaa hin (Ibraahim Dheere) oo ka mid ahaa tijaarta waa weyn ee laga yaqaano guud ahaan Geeska Afrikaba kuna geeriyooday Dalka Jamhuuriyada Jabuuti maanta 12.11.2015.


Guddoomiyaha waxa uu sidoo kale Tacsi taasi la mida u dirayaa Xukuumada iyo Shacbiga reer Jabuuti isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida marxuumka.

Guddoomiyaha waxa uu marxuumka ku tilmaamay ruug cadaa ku xeel dheeraa arrimaha ganacsiga. Sidoo kalena dedaal dheeraada ka geystay Horumarinta Qaranka Somaliland gaar ahaan xaga Nabadgelyada, Arrimaha Bulshada, iyo kobaca dhaqaalaha.


Guddoomiyaha waxa uu Alle uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii janatu-fardawsa ka waraabiyo, Ganacsatada Dalka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Waayeelka, Madax-dhaqameedka, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii Asxaabtii, Ubadkii, Xaasaskii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo marxuumka.
 

 


 

MARXUUM IBRAHIM CABDI KAAHIN (IBRAHIM DHEERE) OO KU GEERIYOODAY DALKA JABUUTI

 

 

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa mad axweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka tacsiyadaynayaa qoyska, qaraabada, asxaabta, ganacsatada iyo shucuubta dalalka Somaliland iyo Jabuuti geerida ku timi Alle ha na xariistee ganacsade Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) oo ku geeriyooday dal ka Jabuuti maanta (12/11/2015).

Mudane Muuse Biixi waxa uu ku sifeeyey Marxuum Ibraahim Dheere maalqabeen magac ku lah aa guud ahaan Gobolka Geeska Afrika, isla markaana waxtar fara badan ku lahaa horumarka b ulshada ku dhaqan Gobolka, gaar ahaana door wayn kaga jiray dalalka Jabuuti iyo Somaliland.

Ugu dambayntii, Guddoomiyuhu waxa uu Marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Fardow sa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, asxaabta, ganacsatada iyo guud ahaan shacabka inuu samir iyo iimaan innaga siiyo Marxuumka. Aamiin…. Aamiin….Aamiin.


 


Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE

 

 


 

MARXUUM IBRAHIM CABDI KAAHIN (IBRAHIM DHEERE) OO KU GEERIYOODAY DALKA JABUUTI

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Adan Shiine,waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, ehel kii,  qaraabadii , shacabka Somaliland iyo shacabka Jabuuti ,ee uu ka baxay marxuum Ibrahim Cabdi Kaahin ( Ibrahim Dheere), oo ku geeriyooday magaalada Jabuuti.

Waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu marxuumka, janno fardawsa ka waraabiyo, dhammaantee na samir iyo iimaan innaga siiyo,aamiin.




 

 


 

MARXUUM IBRAHIM CABDI KAAHIN (IBRAHIM DHEERE) OO KU GEERIYOODAY DALKA JABUUTI

 

 

12/11/2015

TACSI MADAXWEYNE


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN



Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,
Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa guud ahaan Ganacsatada Dalka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Waayeelka, Madax-dh aqameedka, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, iyo Shacbiga Somaliland, isagoo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid alle ha u naxariistee Marxuum Maalqabeen Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) oo ka mid ahaa tijaarta waa weyn ee laga yaqaano guud ahaan Gee ska Afrikaba kuna geeriyooday Dalka Jamhuuriyada Jabuuti maanta 12.11.2015.


Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale Tacsi taasi la mida u dirayaa Xukuumada iyo Shacbiga reer Jabuuti isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida marxuumka.


Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay ruug cadaa ku xeel dheeraa arrimaha gana csiga. Sidoo kalena dedaal dheeraada ka geystay Horumarinta Qaranka Somaliland gaar ahaa n xaga Nabadgelyada, Arrimaha Bulshada, iyo kobaca dhaqaalaha.


Madaxweynuhu waxa uu Alle uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii janatu-fardawsa ka wa raabiyo, Ganacsatada Dalka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Waayeelka, Madax-dhaqameedka, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii Asxaabtii, Ubadkii, Xa asaskii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo marxuu mka.



IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN


Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)

 

 


 

MARXUUM IBRAHIM CABDI KAAHIN (IBRAHIM DHEERE) OO KU GEERIYOODAY DALKA JABUUTI

 

 



Dhamaan Jaaliyada Reer Somaliland ee
dalka Holland waxay halkan tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alla u naxariistee Marxuun Ibrahim Cabdi kaahin (Ibrahim Dhee re)  oo ku geeriyooday Magaalad Jabouti.

Waxaanu dhammaan Ilahay uga baryayaan inuu naxariisti jano kan waraabiyo, qaraabadii iyo
ehelkiina samir iyo iimaan ka siiyo, Ialahay qabriga ha u nuuro. Ammin.
 


Maxamed Yuusuf Buux
Gudoomiyaha Guurtida jaaliyada
Hollland.