TACSI

 


 



INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY.


Waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa,anigoo ah Eid Mohamed Ibrahim iyo waliba dhamaan qooyska Ba cambaro ee kala jooga dalka gudihiisa (Somaliland) iyo daafaha dunida USA,UK Sweden,Norway Saudi Arebia Kenya iyo Ethiopia.

Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii marxuum Awoowe YU SUF MOHAMUD GUDE (YUSUF CADAANI),oo ku geeriyooday magaalada Hargeisa dhawaan,W axaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo,Janatufl Fardowsana ila ahay ka waraabiyo.Ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagtayna Samir iyo iimaan ilaahay kasiiyo

Amiiin Amiin Amiiin..

Eid Mohamed Ibrahim
seattle,wa