TACSI MADAXWEYNE

 



Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qoy skii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay MARXUUM AX MED IBRAAHIM GUUNJE.

Madaxweynuhu wuxuu MARXUUMKA ku tilmaamay oday door muhiima ka soo qaatay naba dgelyada dalka, dhismaha dhaqaalaha, iyo ka qarankaba, sidoo kalena waxa uu marxuumku maayar ka noqday caasimada Hargeysa lixdameeyadii isaga oo ahaa maayarkii ugu horee yey si xora loo soo doortay isla markaana salka u dhigay caasimada hargeysa,

Madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA ILLAAHAY uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
 


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
 


Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.