TACSI MADAXWEYNE

 


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, wax a uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, uu ka baxay Marxuum Axmed Ma xamud Xandule (Gocase)oo ku geeriyooday 20/04.2014, Magaalada Hargeysa.


Waxa uu si gaara uga tacsiyadaynayaa Walaalkii Suldaan Maxamed Maxamuud Xa ndule, ALLE ha u naxariistee marxuumkaasi oo ahaa odayaashii aqoon yahankii dal kan wax badan ka soo qabtay horumarkiisa iyo nabadiisaba.


Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.





IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.