Abwaankii weynaa,marxuum Cali Sugulle Cigaal,oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta

 



Dubai (TNN) :- Rabbi naxariistii janno Fardawsa ha ka waraabiye,waxaa dalka Imaaraadk a Carabata ku geeriyooday ,Abwaankii weynaa,marxuum Cali Sugulle Cigaal (Dun carbee d),oo  muddooyinii u danbeeyey u jiifay xaalada caafimaad darro.

Dhammaan maamulka iyo hawl wadeenada Shabakada Wararka ee Timacade News, wax ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan , ehelkii qaraabadii, xigaalkii,asxaabtii,bahda Fanka & Suugaanta iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay marxuumku.

Waxaan Allah awooda leh uga baryeynaa inuu marxuumka,Cali Sugulle Cigaal,naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo,danbi dheef u fidiyo, iilka u nuuro,iilka u waasiciyo,neecaw udgooniyo ku siiyo naruuro,dhammaanteena samir & iimaan inaga siiyo,aamin.

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ


 


Timacade News Desk
Dubai,UAE