Fwd: TACSI INAA LILAA WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN
waxaanu halkan tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh uga diraynaa,dhamaan
reerkii iyo qoyskii iyo qaraabadii asxaabtii iyo dhamaan
shacabka somaaliland, geeridii naxdinta lahayd ee ku timi ala ha u
naxariistee cismaan cabdilaahi cigaal oo ku geeriyooday
wadanka ingriiska waxa anu ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii
jano fardowsa geeyo, ehelkii iyo qaraabadii iyo qoyskii
dhamaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo. aaamiin
waxaa tacsidan diraya dhamaan shacbiga reer holland jaaliyada
somaaliland holland
1/caaqil cabdi xaji maxamed guleed
2/g/guurtida maxamed yuusuf buux
3/odey x cabdi xuseen
4/cumar cali shabeel
5/jaamac cali kaahin
6/odey yuusuf goore
7/cabdiraxmaan hadhiye
8/cumar qiyaas
9/cumar suldaan
10/maxamed cilmi samater
11/maxamuud cadhoole
12/cabdi kariin cali daauud
13/cawaale bare muxumed aw jaamac
14/xaji maxamuud x xuseen
15/aadan cali ibraahin
16/cabdi rashiid ibraahin cali
|