MARXUUM SHEEKH AXMED NUUR ODOWAA OO MAANTA KU GEERIYOODAY CAASIMADA SOMALILAND EE HARGEYSA

 

Hargeysa (TNN):- Rabbi naxariistii janno Fardawsa ha ka waraabiye,waxaa maanta caasimada Somaliland ee Hargeysa ku geeriyooday, Sheekh Axmed Nuur Odowaa,oo ka mid ahaa Halyeey adii dhidibada u taagay Jamhuuriyada Somaliland,kana soo qayb qaatay halgankii dib u xoreyn ta iyo dib u dhiskii dalkaba.

Dhamaan maamulka iyo hawl wadaeenada Shabakada Caalamigaa ee Timacade News Network (TNN), waxay tacsi tiiraanyo iyo murugo leh u diryaan, qoyskii,caruurtii ehelkii,qaraabadii, gacal kii xigaalkii , asxaabtii iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay marxuum Sheekh Axmed Nuur Od owaa.

Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu marxuumka naxariistii janno Fardawsa ka wara abiyo,dhammaanteena samir iyo iimaan ka siiyo,aamin.

 

Inaa Lilaah Wa inaa Ileyhii Raajicuum


 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland