WAR-SAXAAFADEED

 


Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Cabdi Jaamac Xayd oo ku geeriyooday 25/04/2014, Maga alada Hargeysa.

Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Odayaashii iyo Ganacsatadii Reer Hargeysa qayb wey na ka soo qaatay nabadayntii iyo dhismaha wadanka.

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka wara abiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga reer Somaliland ee uu ka bax ayna Samir iyo Imaan Saadiqa ka siiyo.IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN.

 

Axmed Saleebaan Dhuxul

afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland