MARXUUMAD KHADRA XIRSI BADAWI OO MAGAALADA NAZRET EE DALKA ITOOBIYA KU GEERIYOOTAY

 

 

Dhammaan dadk hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ilma Maxamed Cali Faarax,oo hooyadood ,marxuumad Khadra Xirsi Badawi,maalinitii Jimacaha,13 November,2015,ku geeriyootay magaalada Nazret ee dalka Itoobiya.Waxaan  Allaha awooda leh uga baryaynaa inu u marxumada janno Fardawsa ka waraabiyo,dhammaanteena samir & iimaan  inaga siiyo,aamin


- Adan Ali Muse & caruurtiisa
- Mohamed Ali Muse & caruurtiisa
- Axmednassir Cali Muse
- Amina Cabdi Cisman
- Aabo Cali Muse
- Hooyo Cadar Adan Diiriye
- Fosiya Jaamac Tukaale
- Amina AW Jaamac mumin & caruurteeda
- Xasan Muse & caruurtiisa
- Daauud Muse & caruurtiisa
- Maxamuud Muse & caruutiisa
- Cabdi Muse & caruurtiisa
- Caasha Muse (Caasha-Baar) iyo caruurteeda
- Muxumed Ibrahim & caruurtiisa
- Dheeg Ibrahim & caruurtiisa
- Jibriil Cali Caqli & caruurtisa