Marxuumiin Maxamed Cabdilahi Sheekh
Muuse iyo Wiilkiisii Yaraa ee Cumer , oo
gaadhi ku jiidhay magaalada Dubai ee Dalka Isutagga Imaaraadka
Carabta
Dhamaan dadka hoos ku qorani, waxay tacsi tiiraanyo
iyo murugo leh u di rayaan dhamaan reer
Cabdilahai Sheekh Muuse ,meelkasta oo ay ku sug an yihiinbba , Xaaskii
, caruurtii , ay ka geriyoodeen Marxuumiin Maxame d Cabdilahi Sheekh
Muuse iyo Wiilkiisii Yaraa ee Cumer Maxamed Cabdi lahai , oo shalay
gaadhi ku jiidhay magaalada Dubai ee Dalka Isutaga Ima araadka Carabta.Waxaa
kale oo dhaawac soo gaadhay laba caruura oo uu dhalay marxuunkaa geeriyooday,
waxaanu lenahay Ilahay caafimaad dag dag ah ha siiyo awladaa,
marxuunkaana naxariistii jano ha ka waraabiy o,amiin.
• Fathiya Ciise
Obsiiye & caruurteeda
• Xasan Maxamuud Cige , Amina Aw Jaamc
Muumin & caruurtooda
• Cali Muse Cilmi
• Cadar Adan Diiriye
• Foosiya Jaamac Tukaale
• Eng. Maxamed Cali,xaaskiisa iyo
caruurtiisa
• Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine),xaaskiisa
iy caruurtiisa
• Axmednassir Cali Muse
• Xasan Muse,xaaskiisa iyo caruurtiisa
• Daauud Muse,xaaskiisa iyo caruutiisa
• Maxamuud Muse (Sanyare),xasskiisa iyo
caruurtiisa
• Ibrahim Muse,xaasiisa iyo caruurtiisa
• Siraad Muse iyo caruurteeda
• Caasha-Baar Muse,odaygeeda iyo
caruurteeda
• Cabdi Muse,xaaskiisa ito caruurtiisa
• Asli Cisman iyo caruurteeda
• Saado Cabdi Kooshin,Xasan Mawliid iyo
caruurtooda
• Hodan Cabdi Cali iyo caruurteeda
• Luul Cabdillahi iyo odeygeeda
• Xaliimo Cabdillahi iyo caruurteeda
• Jawaahir Cabdillahi iyo caruurteeda
• Mahdi Jaamac,xaaskisa iyo caruurtiisa
• Jibriil Cali,xaaskiisa iyo
caruurtiisa
• Cabdiraxman Aw Ibrahim Buux,xaaskiisa
iyo caruurtiisa
• Dhammaan reer Nuux Nuur Odowaa
• Dhammaan reer Cabdillahi Nuur Odowaa
• Dhammaan reer Muxumed Nuur Odowaa
• Dhammaan reer Sheekh Axmed Nuur
Odowaa
• Dhammaan reer Cumar Nuur Odowaa
|