Moha Faarax Jirre oo Shahaado Doctrate ah lagu siiyay shaqa dii Warbaahineed ee ay ka qabatay Xarunta AU-da ee Addis Ababa

 



Guddoomiyaha Ururka Saxaafadda Qaarada Afrika (JAR) ayaa la gudoonsiiyey shahaado doctorate ah oo midowga Africa soo....



Addis Ababa (TNN)- Dr. Moha Farah Jire oo ah Wariye Reer Somaliland ah isla markaana muddo sad ex sano ah ahayd Guddoomiyaha Ururka Saxaafadda Qaarada Afrika (JAR) ayaa la gudoonsiiyey sha haado doctorate ah oo midowga Africa soo Qaban qaabiyey kadib markii loo sameeyay xaflad ay xil ka ku wareejinaysay Guddoomiyaha cusub ee Ururkaasi oo sanadkan loo doortay Mr, Francaise John oo Galbeedka Africa kasoo Jeeda.


Waxaanay Moha Faarax Jirre Qudbad ay ka jeedisay wareejinta Xilkaasi iyo Guddoomida Shaahadad aasi ku bilowday “Waxay ii tahay karamu,sharaf iyo maamuusid xad dhaaf ah oo ay igu maamuseen qayb weyn oo noloshayda ka mid ah inaan manta halkakan idinkula wada kulmo, anigoo ogsoon in Aq oon waayo aragnimo iyo khibradba la iga badsado ayaa hadana waxa mudo 3 sanadood ka hor ah halkan aan ku gudoomey Xilka gudoominta walalahayga sharafta mudan ee aanu isku jilibka nahay dhinaca mihnadan warbaahinta, waxay ahayd rutnii howl culeyskeeda leh, Allah se waa igu guuley ey oo waxay noo ahayd howl laga midaysan yahay waxtarkeeda ,iyo dhibkeedaba, waxanan uga ma hadcelinayaa dalka Xarunta guud aanu ku lahayn ee sida qiimaha leh noo socod baray,barbaariyay nagana yeelay in manta ay JAR cagaheeda ku istaagto, inkastoo weli waxbadani dhiman yahiin.

Waxan Dowlada Ethiopia si kal iyo laab ah uga mahad celinayaa anigoo ku hadlaya idil ahaan warbaa hinta Qaarada sida ay u dhiiri galisey warbaahintii Africa ugana yeeshey mid kalsooni, karti iyo wax qabad ku talabsata Qaarada gudaheeda. waxanan marlabaad ugu hanbalyaynayaa Ra’isal Wasare Ato. Meles Zenawi oo aanu u aragney inuu Qaarada aad isaga xil saarey guud ahaan, Magaca Itoobi ya, Geeska Africa iyo welibana sumcad uga yagleelay guud ahaan caalamka, Halkani(Ethiopia waa halkii uu ku dhashey ururkii Midowga Africa 1964kii, waxaana marag madoon ah in hogaamiyayaal badani wax kusoo barteen ama kusoo jabhadeeyeen cariga Ethiopia oo mantana ah hogamiyayaas ha Qaaradan, markaa taariikhda qawiga ah ee Dalkan ayuu kor u qaadey anagana ka warbaahin ahaan xukumadu waxay haben iyo malinba noo garab istaagtey si hagar la’ aan ah.

Waxan filayaa halyeyadii xoriyada ee Qaarada oon ka xusi karo Kwame Nakruma oo wakhtigaa u ha lgamayay sidii ay Africa uga madax banaanaan lahayd Gumaystaha sidisii ayuu manta Hogaanka Et hiopia ugu halgamaa sidii qaaradu ay uga madaxbananaan lahayd Faqriga, Dib usocodka iyo Macaluu sha ay degaaladu sababaan oo warbaahintuna ay qayb ku leedaahay oo siday dhismaha ugu leeda hay ayay burburkana waliba kaalin weyn ugu leedahay, Moha Farah Jire waxay u Mahad celisey Wasiirka Warfafinta Mr. Bereket Simon oy xustey inuu si fur furnaani ku dheehantahay ugala howl galay ,heelanaana hadh iyo habeen howlahii warbaahineed ee ay JAR waday 3 dii sano e u danbe yey

Waxan jeclahay anigoo ku faraxsan Shahadadani la I siiyey inaan ku gudoomo magaca warbaahinee d ee saxafada Qaarada oon aanan la’ aantood kaligay meel na gaadhen, waxan u mahad celinaya Xukumada Koonfurta Sudan oo si adag noo garab istaagtey xiliyo ay nagu cakirnaayeen duruufahu, waxanan jeclahay in minhadan Qurxoon ee warbaahintu ay sii kobacdo anigoo goor walba garab iyo gaashaan la ag istaagi doona howlahooda siday u hirgalin lahaayeen.


Mudane Madaxweyne, Mr. Jery Rawlings Gudoomiyaha Parliamentka Africa Mr. Mousa Idris, wasiirka Warfaafinta ee Itoobiya, Ato Bereket Simon, Diplomasiyinta iyo masuuliyinta Warbahinta ee midowg a Africa iyo guud ahaan Qaarada idil ahan waan idin mahad naqayaa waanan idin duceynayaa in Al lah idinku asturo dhamaan xilalka xasaasiga ah eed Qaarada u haysaan ,Shirwaynahan Midowga Afri cana Waxan ku hanweynahay inuu noqon doono mid isbedaladii Qaaradu ay saamayn sax ah ku yees haan oo Africa lagu horumariyo” ayay kusoo gabo gabaysey Moha Farah Jire Khudbadeedii Xil ware ejinta Jagada Gudoomiye nimo ee Saxafada Qaarada , Waxana Jagadii gudoomiyenimada la waregey Mr, Francaise John oo Galbeedka Africa kazoo Jeeday.
 


The Year2011
THE REPUBLIC OF MAURITIUS
HONORARY DOCTORATE {HD}


To whom Mauritius government consulting with its Universities see deserving to be awarded in aca demic perspective with Doctorate, degree and Masters in Africa’s Academic concrete role players should be considered closely their historical influences in to the Regional and Continental achieveme nts towards Peace, Democracy, Prosperous, and lead influentially in to their professionals in the Co ntinent in to sustainable development

Therefor The Mauritius Government hereby presented to the below titled & named Journalist MS. Moha Dahir Farah Jirreh ,The president of JAR {Journalists for African Renaissance} & Sub-Saharan Informer News paper’s East African Senior Correspondent {LHD} therefor from now on wards can be titled as she honorably achieved by DR. Moha & officially recognizes by Mauritius GOV & UNIVER SITIES DOCTOR OF HUMANE LETTERS {L H D}

Honoris Cousa: After depth evaluation of MOHA’s academic positive & African patriotism contributi on of journalism works from 2008-2011 in most sensitive elections, constitutional amendments, Hea d of state summits, political challenges & historic main events of Kenya, Tanzania, Uganda, Somalia, South Sudan, South -Africa, Mauritius, Tunisia, Zimbabwe Ethiopia, Ghana ,Nigeria, Djibouti, Uganda & the African Union

To: Fed. Rep. of Ethiopia, AU. UNECA, Kenya & Uganda‘s high commissioner