Mujaahid Haybe Axmed Guure ( Haybe Laambad )

 

 


Anigoo ah Jamaal Cali Xuseen oo ku hadlaya magaca reerkayga iyo ehelkayga oo aan dha maantood halkan lagu soo koobi karin iyo dhamaan dhalinyaradii Iskuulka Faarax Oomar ee Hargeysa ay wada dhigan jireen Fanaanka Weyn ee Cabdi Haybe Laambad, waxaanu halkan tacsi uga diraynaa saaxiibkayo Cabdi Haybe Laambad geerridii ku timid Aaabihii Mujaahid Haybe Axmed Guurre (Haybe Laambad) oo ka mid ahaa halgamayaashii guusha layaabka leh ka keenay Halgankii SNM dhinaca xeebta. Mujaahidka oo ku geeriyooday  ma gaalada Hargeysa 2010-04-22 waxaanu dhamaantayo Ilaahay uga beryaynaa  marxuum ka inuu janatu fardowsa geeyo eheladii iyo qarabadii uu ka tageyna samir iyo iiman uu Ilaahay ka siiyo Aaaamiiiiiin.

Mujaahid Haybe Laambad wuxuu ka mid ahaa raggii iyagoo 70 jir ay daŽdoodu kor u  dhaa ftay qoriga u qaatay sidii ay Somaliland u xoreeyn lahaayeen. Ilaahay haw naxariistee  w uxuu ahaa dagaal yahan ruug cadaaya oo geed adag. Taariikhdu way xusi doontaa Haybe Laambad, baal dahab ahna waa lagu sunti doonaa.
 


Jamaal Cali Xuseen