WAR-SAXAAFADEED
Ku: Cumar Axmed Cumar (Xuuxuule) = Berbera =
Ku: Maxamed Nuur Mooge Shabeel = Gabiley =
Ku: Maxamed Ibraahim Nadiif = Gabiley =
Ku: Cabdiraxmaan Maxamuud Gaaxnuug =Hargeysa =
Ku: Cabdifataax Barkhad Cismaan =Hargeysa =
Ku: Siciid Maxamed Siciid =Hargeysa =
Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye
=Hargeysa =
Ujeeddo: Magacaabis Xilal.
Kadib markii aan arkay muhiimadda Xilalka hoos ku qoran u leeyihiin
hab-sami u socodka ha wlaha Xisbiga KULMIYE, waxa la magacaabay
xubnahan laga bilaabo maanta oo ay bishu ta hay September 30, 2017.
Cumar Axmed Cumar (Xuuxuule) – In maanta laga bilaabo uu ahaado
Xoghayaha Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Saaxil.
Maxamed Nuur Mooge Shabeel – In maanta laga bilaabo uu ahaado
Afhayeenka Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley.
Maxamed Ibraahim Nadiif – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa
Arrimaha Bulshada Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley.
Cabdiraxmaan Maxamuud Gaaxnuug – In maanta laga bilaabo uu ahaado
Madaxa Arrimaha Bulshada Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee
Xisbiga KULMIYE.
Cabdifataax Barkhad Cismaan – In manta laga bilaabo uu ahaado Madaxa
Qorshaynta iyo Jaan-goynta Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee
Xisbiga KULMIYE.
Siciid Maxamed Siciid – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa
Dhaqaalaha Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee Xisbiga KULMIYE.
Muuse Biixi Cabdi
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
|