MUWAADIN NAF IYO MAALBA U HUR JIRITANKA WADANKAGA SIDII KUWII INAGA
HOREYEY (SNM)
Baaq
Taageero:
Waxan salamayaa dhamaan Bahwayntaa Shabakada
Timacade News ee ku hawlan
mar ka sta in ay bulshada u soo tabiyaan wararka.
Waxa mantaa khudbadiisii sandal ha ahayd jeediyay mudane Ahmed
Mohamoud Siilanyo taas oo uu kaga hadalay waxii u qabsoomay tanyo
markuu xilka qabtaay sanadkii ina dha faay ee 2011, waxaa sido kale
uu soo bandhigaay waxayalaha u qorshaysan 2012 waa s anadkan aan ku
jirnee qudbadii sa wax qabad ka dib waxa uu si adag uga hadlay shirka
ka socdaa Taleex ee ka soo hor jeeda Jiritaa nka iyo midnimada
Somaliland waxa aan aad ug u faraxay erayada Geesinimada leeh ee uu
Madaxwa ynhu ku dhawaaqay "Dawlada Soma liland marnaba ma
ogolaan doonto in Qarankan la kala qaybiyo iyo in lagu qadhaabto
mag acayo aan jirin, waxaanu difaacaynaa midnimada iyo wadajirka
Somaliland“.. Madaxweyne Siilaanyo
Hadabaa muwaadin waxa inagu waajibaa in aan dhaman gees ka wada is
taagno oo an ta ageerno baaqa madaxwayne Siilanyo, manta Somaliland majoogto meel ay dib ugu noqo to waxa ina soo dhaf aay aan idin
xasusiyee Tan iyo gooni isu taagi qarankan JSL 1991KII
, shacbi
waynaha u dhashay ja mhuriyadu waxa u halgamayeen sidii ay uga midha
dhalin lahaayen go'aankaasi Gooni isutaga , taa sina waxay keentay
in afti dadwayne dalka lag qabto si loo helo distoor iyo kala
dambayn dawalad nimo , shacbigu arintaasi waxa kag jawaabeen dareen
geesinimo , iyagoo u codeeyay distoorkii da lkani kag bixii lahaa
habka REERNIMADa ama BEELAYSIGA DAWLADNIMO.
Dastuurkaasina waxa uu
wadada u xaadhay nidaamka asxaabta badan taasoo keentay in
dimuqraa diyad yaablihi dalka ka hanaqaado , arintii ugu yaabka
badanay ee wadan AFRI CANA lagu arkana ay somaliland ka dhacdo
madaxwayne xilkii wareejiya isgoo u dar daar maya dalkiisa iyo madax
waynaha ka guulaysatayba waxay ka dhacaday somaliland caal amkuna
waxay markhaati cad u ahaayeen mu cjisada dimuqraadiyada Qaranka JSL
.
MADAXWAYNAHA *SILAANYO* maanta dalka hoogaamiyaha ka ahina
waxa uu
astaan u yahay jirit aanka JSL oo ku suntan halgankii
dheeraa ee loo soo maray dalkan iyo dadkiis aba isagoo
nafiisa u soo
huray halgan qadhaadh oo lala galay RIJIIM dhiigaya cab ahaa oo
caadaystay dilka iyo boobka shacbiga reer somaliland , isagoo
wasiira ayuu madaxwa yne SILAANYO ka door biday inuu dadkiisa
dhibaatada haysata la qaybsado ,kana tagay xilkii uu hayay isagoo ku
badashay inuu duurka u galo sidii uu u soo dhicin laha xuquuqda
dalkiisa iyo dadkiisa , maantana shacbiga JSL waxay kalsooni
ku siiyeen inuu hogaamiyo dalkii uu naftiisa u soo huray ,
Madawayne
Ahmed Siilaanyo maaha nin loo tilmaamayo dh aqanka dadkiisa iyo
Dalkisaba.
Siyaasada dalkiisa iyo difaaca dalka JSL, waxan aamin sanahay
taariikhduna ay markhaati katahay , in SIILAANYO ka qaali nin dalka
looga war waro, Waxaan kula taalin lahaa Saxa fada xortaa mid
TV iyo
Mid websiteba, in ay ilaaliyaan
sumacadaa iyo
Karamadaa ay leeda hay
Dawldaa Somaliland, dha na uga wada ahaadaan
Cadwgooda Warxuma
tashiilka aan u qalmin in cadawgu maqlaana ay sii da ynin....Muwaadin kastanaa waxa la gudboon
, in uu garab is taago Jiritanka
Somaliland.
Walayaal Midnimo waa guul
.....
Anaa wacad qaadayo Calanka waligay sidaya
|