|
Natiijada Dorashada golaha deegaanka degmada Gabiley 2012

Musharaxa ugu
codka badnaa Gobolka Gabiley, oo noqday Urur Siyaasadeedka Wadani,
Xasan Axmed
Maxamed (Xasan Dhagjar),oo
hantiyey 1902 .
Gabiley (TNN)- Xaflada balaadhan oo lagu shaacinayey natiijada
Doorashada Golaha deegaan ka Degmada Gabiley , oo lagu qabtey
Xafiiska Komishanka Doorashooyika.Ugu horeyn waxaa halkaasi ka
hadley gudoomiyaha koomishanka doorashooyinka Gobolka Gabiley,
mudane Maxa muud Yuuusuf X. Cabdi, waxaanu yidhi “doorashadu degmada
gabiley sifiican ayey uga dhacd ey si wanaagsan baanu uga fiirsaney
natiijada doorashada waxaanu maalmahan oo dhan ku dadaaleyney inaanu
qofwalb siino natiijada uu xaq uleeyahay.
Waxaan mahad u celinyaa ciidamada
booliska ee u taagnaa ilaalinta nabad galyada
|
XISBIGA KULMIYE |
LAMBARKA |
CODADKA |
|
1-C/qaadir
Maxamed Faarax |
307 |
1814 |
|
2-Cabdi
Ciidle Cali Ismail |
303 |
1533 |
|
3-Cibaado
Maax Cilmi |
301 |
1490 |
|
4-Shucayb
Maxamed Muuse |
302 |
1476 |
|
5-Cali
Maxamed Sh.Saleebaan |
308 |
1284 |
|
6-Maxamed
Aamiin Cali Aleel |
318 |
1217 |
|
7-Dr Axmed
Cali Maxamed |
309 |
1215 |
| |
|
|
|
XISBIGA UCID |
LAMBARKA |
CODADKA |
|
1-Cumar
Cali Obsiiye |
221 |
1439 |
|
2-Maxame
Aamin Cumar |
201 |
1345 |
|
3-Caydaruus
C/laahi sheedaal |
216 |
1233 |
|
4-Mahdi
Maxamed Xaashii |
203 |
1046 |
| |
|
|
|
URURKA WADDANI |
LAMBARKA |
CODADKA |
|
1-Xasan
Axmed Maxamed |
602 |
1902
 |
|
2-Cali
Maxamuud Ismaciil |
604 |
1436 |
|
3-Iid
Xasan Cabdi |
606 |
1156 |
|
4-C/casiiis C/laahi Ismaaciil |
620 |
904 |
| |
|
|
|
URURKA DALSAN |
LAMBARKA |
CODADKA |
|
1-Cali
Axmed Yuusuf Xaashi |
402 |
1029 |
|
2-Mustafe Sayid Abokor |
411 |
975 |
| |
|
|
|
URURKA RAYS |
LAMBARKA |
CODADKA |
|
1-C/samad Sh.Aadan Aamiin |
521 |
1126 |
|
2-Axmed
Siciid Kibaar |
501 |
1048 |
| |
|
|
|
URURKA XAQSOOR |
LAMBARKA |
CODADKA |
|
1-
Nimco Axmed Cabdi |
711 |
1144 |
| |
|
|
|
URURKA UMADDA |
LAMBARKA |
CODADKA |
|
1-Cabdi
Yuusuf Daahir Goole |
112 |
835 |
Cabdiraxmaan Xaaji
Timacade News Desk
Gabiley ,Somaliland
|