|
Natiijadda Doorashada Golaha Deegaanka ee Gabiley oo lagu dhawaaqay

Komishanka Degmadda Gabiley ,ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay
Natiijadii Doorashada Go leyaasha.........
Gabiley (TNN) - Komishanka Doorashooyinka Degmadda Gabiley ayaa
goor-dhaweyd ku dha waaqay Natiijadii Doorashada Goleyaasha
Deegaanka ee Degmadda Gabiley ee Gobolka Gabiley.
Natiijadan waxay asxaabta Siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha
Deegaanka Gabiley u kala heleen sidan:-
1)-KULMIYE, waxa uu helay
7 Kursi.
2)-WADDANI waxa uu helay
4 Kursi.
3)-UCID waxa uu helay
4 kursi
4)-RAYS waxa uu helay
2 Kursi.
5)- DALSAN waxa uu helay
2 kursi.
6)- XAQSOOR waxa uu helay
1 kursi
7)- UMMADDA, Waxa uu helay
1 kursi.
Cabdiraxmaan Xaaji
Timacade News Desk
Gabiley ,Somaliland
|