|
Natiijadda
Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Lagu Dhawaaqay

Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa goor-dhaweyd ku dhawaaqay
Natiijadda Door ashada..........
Hargeysa (GNS) - Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa
goor-dhaweyd ku dhawaaq ay Natiijadda Doorashada Golaha Deegaanka ee
Caasimadda Hargeysa.
Komishanka doorashooyinku waxay sidaasi kaga dhawaaqeen xaruntooda
magaaladda Harg eysa waxaanay sheegeen inay 230 kun oo qof ka
codeeyeen magaaladda Hargeysa, kuwaasi waxaanay axsaabtu u kala
heleen 25-ka kursi ee Golaha deegaanka Hargeysa sidan:-
1)- KULMIYE waxa uu helay
7 Kursi
2)-WADDANI, waxa uu helay
4 kursi.
3)-XAQSOOR, waxa uu helay
4 kursi
4)-UCID, waxa uu helay
4 kursi
5)-UMMADDA waxa uu helay
3 kursi.
6)- DALSAN waxa uu helay
2 kursi
7)-RAYS, waxa uu helay
1 kursi.
Timaacde News Desk
Hargeysa,Somaliland
|