Gudiga Fulinta Xisbiga Kulmiye ee
Waqooyiga America


Waxay si sharaf leh idinku soo dhawaynayaan shirka telelefoonka lagu  w adaago oo u marti ku yahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna murasha xa xisbiga Kulmiye ee tartanka madaxweynenimada md Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo).



1. Maalintu: Waa maalinta Axada ee bisha June tahay 7 da



2. Saacdu : 3 duhurnimo ee Saacada bariga waqooyiga maraykan 2000 ama 8.00 galabnimo ee saacada London (GMT)



3. Agendaha: Siyaasada taagan ee Somaliland



4. Habka aad Telefoonka ugu soo galaysaa oo faahfaahsan: Waxaad soo dirtaa (712) 432-1001



Fadlan si degan u dhagayso codka ku jawaabi doona ka dibna waxaad raacisaa muftaaxa aad ku soo galayso shirka oo ah 496476262 oo lay socoto calaamadani #



5.Waxaa ka soo qayb galayaaa dadweyne aad u fara badan sida darted f adlan Wixii su’aalo ah ama faalo ah ku soo dir emailkan ah hoos ku qoran



questions@somalilandamerican.com


 


Hussein Cabdi Ducaleh

Chairman, Kulmiye North America
Loss Angelis , CA