Togaherer Media (TogaHerer.com) Oo Hawl
Shaqo Ku Socoto
Marka hore
Akhyaartayada Sharafta iyo Qadarintaba naga mudanow naga
guddooma salaan Barako huwan Raxmadina ku dheehantahay oo ah ta
Is l aamka, Assalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatu.
Marka xigta haddaanu nahay
Bahda Togaherer
Waxaanu Ogaysiinaynaa Ak hristayaashii Guud ahaan Dacalada Dunida,
gaar ahaan Gayiga Soomaa lida nagala socon jirtay in
Webkii ay ku socoto
Hawl Shaqo, oo
ah dibu hab ayn iyo Ballaadhin, taasoo timi kaddib Bulshadii
nasoo booqan jirtay oo aad u fa ro badatay.
Waxaanu si
qadarin iyo Xushmadiba
ku dheehantahay uga Codsanaynaa
Akhristayaasha inay Mudadda yar ee Hawshu
socota ay Naga
raali ahaadaan.
Annagoo filayna inaad si dhakhso ah
hawada ugu soo laaban doona Insha Allah.
Maamulka Mareegta.
Tafatiraha Guud
ee Bogga Wararka
www.togaherer.com
|