Ogaysiis: Shirweyn loo qabanaayo Xubnaha Kulmiye Norway, Sabtida 17.Janaur.2009

 



Waxaan dhamaan tageerasha iyo Xubnaha Kulmiye Norway la ogaysiin in Shirweyn iyo dood ku saabsan diyaargaradow doorashada 2009.


la qaban doonta Maalinta Sabtida 17.January.2009

Adress waa:Olafiagangen 5, (Posta Grønland dusheeda)
Tariikhda Shirweynaha: .Sabtida 17.Janaur.2009
Saacada: 16:00 ilaa 19:00. (Wakhtiga hala ilaaliyo, 3 saacadood ayaa la kireeyay Hoolka)

Agenduhu waa:


Card-kii Xubnimada Kulmiya oo la qaybinaayo .
Diyaarinta Wafdiga balaadhan ee ka qayb galaay Shirweynaha London ee 24.01.09
U diyaargarowda qaybta Laanta Norway ugu qaybqaadanaaso "Doorashada 2009"


Abaabulkii weyn ee Laanta ka waday Jaaliyada Somaliland ee Norway dagen iyo halkuu maraayo. (Xubnihii oo kordhay )
Hogaankii Sarre ee Xisbiga Kulmiye oo Booqasho ku imanaayo Wadamada Scandiavian
IWM
 

 


Guddoomiyaha kulmiye Norway

Sulub Hussein Warsame