OGEYSIIS

 



Waxaanu ogaysiinaynaa dhamaan Dadwaynaha ku dhaqan Seattle Washingto n, iyo nawaaxigeeda ,in la qaban doono Xafladii Dabaal dega guushii uu Xisbig a Ucid ku guulaystay mar labaad in uu noqdo Xisbi Qaran. Waxaana Xaflada in nagala soo qayb gali doona ;

 


Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Ucid, Mudane, Jamaal Cali Xusseen
Xog hayaha Guud ee Xisbiga Ucid, Mudane, Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kaise).

 


Waxa la qaban doonaa Taariikhdu markay ku beegantahay 2/16/2013. Maalinta Sabtida, Saacaduna tahay 6 PM, Lixda Fiidnimo hadii Alla yidhaah. Goobta xafladu ka dhacaysana waa;

 


Tukwila Community Center
Address: 12424 42nd Ave So,Tukwila, Wa 98168 Tell# (206-768-2822)
Waxaad kala soo xidhiidhtaan macluumaad dheeraad ah;

 


Cabdirixiin Xaaji Ibraahin Xaaji Cabdi (425-772-6641)
Cabdiraxmaan Baaruud Jaamac (206-432-5941)
Rashiid Caraale (206-793-2314)