Ogaysiis Ku socda Jaaliyada JSL Ee Germany

 


Waxaa lagu war gelinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyada Somaliland,iyo guud ahaanba bulsha we ynta u dhalatay Jamhuuriyada Somaliland ee Dalka Jarmalka in xafladii sanad guurada  labaatana ad ee kasoo wareegtey maalinta qaranimada JSL sanadkan lagu qaban doono Gobolka  Hessen,k haasatan Magaalada Gross-Gerau,Xafladaas oo oo si weyn loo soo agaasimay ,shan iyo tobon-ka Gobol ee kalee Dalku ka kooban yahayna marti noogu noqon doonaan hadii Illaahay raali  ka noq do.

Wixii talo iyo tusaale ah ee dheeraada ee aad nagu biirinayso ama faah-faahin ah ee aad u  baah antahay waxaad kusoo hagaajin kartaa E-mail-ka iyo Telefoonka hoos kuxusan.


Goobta Xafladu kadhacaysaa waa sidatan:



Odanwald Str 7-9

64521 Gross-Gerau

Maalinta Sabtida ,Habeenka Axadu soo gelayso ee Bishu tahay 14 May 2011.

Waqtigu waa todobada fiidnimo ilaa Shanta iyo badhka subaxnimo.

Tel:017637318665

E-mail-kuna waa somalilandverein@yahoo.de


Wabillaahi tawfiiq


Jaaliyada Somaliland ee Germany