Ogaysiis Muhiim ah: Xaflada Furitaanka Ja amacadda Gabiley
(Timacadde University)
 

 



 

Maamulka Jaamacadda Timacadde, Gabiley waxa ay ogaysiinayaan  Dadwayn aha Reer Somaliland in Xafladii Furitaanka Jaamacada Timacadde Lagu Qaban doono University Compus Gabiley (EX-Qalax) maalina Arbacada ee ay  taariikh udu tahay 04/11/2009, 9:30 Am Subaxnimo.

Hadaba hadii aad jeceshahay inaad ka qayb gasho Xaflada furitaanka  Jaama c adda Cusub ee Timacadde , fadlan hore ugaadh oo wakhtiga ilaali.


ka soo qayb galkaagu waa muhiim




 




Mustafe Future

mccfuture@hotmail.com