Ogaysiis Muhiim ah


 



Waxaan ogaysiinaynaa Dhamaan Jaaliyadaha ku dhaqan Waqooyiga Galbeed ee Maraykanka, in Xuskii Xornimada Soomaaliland uu dib ugu dhacay Bishan Lix iyo Labaatankeeda oo ku beegan M aalin Sabti ah, Codsiyo nagaga yimid Jaaliyadaha ku dhaqan Vancouver Canada iyo Portland Ore gan, sidaa awgeed ayaanu ka dhignay May 26keeda hadii Alaha awooda lihi yidhaah.
 


Ilaaha Wayn ee Waaxidka ah ayaa Mahad leh.
 

 

 


Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada

Mujaahid, Rashiid Caraale
Seattle Wa