OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS



 


Soo Booqo Shabakada Cusub Ee TogWajaaleNews.com Uguna Tag Warar Iyo Wacaal daray Ah


Waxaa logu bishaaraynaya dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadabada iyo daafaha dunida in uu dhawaan hawada soo galay Website Cusub oo aad ka heli kartid wararkii ugu dambeeyay dalka iyo Dibadaba kaasi oo lagu Magacaabo.

www.Togwajaalenews.com

Shabakada Mareegta internetka ee www.TogWajaaleNews .com wuxuu qoraa warar ka kala yimid daafaha gobolka Geeska Afrika, Somaliya Sidoo kale waxaa uu qoraa qaadaa-dhigis, wareysiyo iyo faallooyin ku saabsan arimaha Somaliland somaliya iyo Burcad badeeda iyo Arimaha bulshada

Hadafka warsidaha www. TogWajaaleNews.com. waa in wararka uu daabaco ay noqdaan kuwo sax ah, dheelitiran, horumarna ku aaddan,in uu bogaadiyo hormarka Siyaasadeed iyo ammni ee soomaalilandka dhashay.

Hadaba noqo kan ugu horeeya ee nala wadaaga runta, Cadaalada iyo dib u dhisaka qarankayna Shabakadda www.TogWajaaleNews.com ayaa ku sahli doonto in aad hesho xogta dhabta ah ee ay ku suganyihiin bulshadeena ,gaar’haan kuwa aan codka lahayn

Nagala so xariir Cinwaanadaan hoos ku Qoran

Togwajaalenew@hotmail.com

Togwajaalenews@gmail.com





Guled-105@hotmail.com

qombor1@hotmail.com

qombor1@gmail.com