OGAYSIIS. XAFLADA GUDOOMIYAAHA G/ WAKIILADA SOMALILAND
 


Dhamaan Jaliyada Somliland ee ku dhaqan Magaalada Sheffield ee Gobolkka South Yo rkshire iyo Agagaarkeed waxa la ogaysiinayaa in Magaalada Sheffield uu Booqasho ku iman doono Wefiti b alaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland isla m arkaasna ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xildhibaan Mudane Abdiraxmaa n Mohamed Abdilaahi (Ciro) Maalinta IS NIINTA ee Todobaadka soo socda. 11/01/16.

Hadaba waxaa dhamaan Jaliyada si Xushmada iyo sharaf leh looga codsanayaa in ay si mug iyo miisaan leh uga soo qayb galaan waqatigan ay ilaaliyaa fadal.


GOONTU WAA. Address

HOLIDAY INN ROYAL VICTORIA


Station Road, Sheffield, South Yorkshire.,

S4 7YE

MAALINTA ISNIINTA (MONDAY)

Taariikhda. date 11/01/16




Faahfaahin dheeraad ah fadalan la xidhiidh

Gudoomiyha Garabka Haweenka Marwo Saado Ciise. Mob. 07863888444

Xohaye Mursal Hasan. 07879907710

Afhayeen Mataan .07955770571



Mataan M.Omar

Afhayeenka Xisbiga Waddani Laa'anta Sheffield. UK