OGAYSIIS.BANAANBAX UK

 

 


Hurayada Wireyda Hayaay ka kacayda .

Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Jaliyada Somaliland ee ku nool dalkan UK in la qaban do ono Mudaharaad Salmi ah oo lagaga soo hor jeedo saldhiga Militeri ee dawlada Imadraa dku UAE ay doonayso in magaalada Berbera ka dhistaan Sidaas daraadeed Waxaa habo on in aynu dareenkeena Iyo diidmadeena aynu muujino Isla markaasna aynu dalkeena hooyo ee Jamahuuriyada Somaliland ka difaacno cadowga iibsanaya

Hadab Waa in Mudaharaad kaas si mug Iyo miisaan leh looga soo qayb galaa oo aynu co dkeena Iyo cududeenaba aynu muujinayaan .

Waa Maalinta Khamiista.
Taariikhda 2/3/17
Waqtigu Waa 11.00 AM. 15.00 Pm
 


Fadalan difaac sharafta dalkaaga hooyo Somaliland Guul
 


Mataan M Omar