O  G  E  Y  S  I  I  S

 

Waxa la ogeysiinaya jaalliyada somaaliland ee ku dhaqan magaalada  Birming h am iyo nawaaxigeeda, in ay ka soo qayb galaan shir lagaga hadlaayo  xaala da siyaasaeed ee murugsan ee soo wajahday soomaaliland.


Shirkan oo ay wadda jir u soo qaban qaabiyeen Labada xisbi ee Ucid iyo  Kulmi ye :-
 

Goorma:   Maalinta khmista , Bisha August  20 , 2009


Saacadda:Wuxuu billabmayya  18:00 ilaa  20:00 Habeenimo


Meesha: Filfila Hotel
             155 Stratford Road
              Sparkhill. Birmingham
              B11 1RB


Hadaba waxa la inaga codsanayaa in aynu wakhtiga dhawrno.

 


Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh:


A/khalaq M. Sh. Noor
: 07868112762
A/Qadir K. Macaleesh : 07538075481