Gudida beesha Reer Sh.Isxaaq ee DEGAANKA soomaalida ee ITOOBIYA, waxay ogaysiinaysaa dadweynaha beesha ee deggan UK in shirweynahii beesha la qaban doono 7/10/2012 lagun a qaban doono galbeedka London ciwaanka hoos ku xusan. gudidu waxay si xushmad leh ug a codsanaysaa dadka degaankaa ka soo jeeda in ay ka soo qaybglaan shirkan oo ah mid loo ga hadli doono mustaqbalka dadkeena iyo dhulkeena.


Madasha shirka lagu qabanayaa waa Sunday 7th October 2012 saacada 14-1900


Oaktree Community Centre
Osborne Road
South Acton
W38SJ


Tareenka ugu dhaw waa Acton town tube station iyo south acton over ground station
Bus== 427,207,607, from Acton high street

 


Warkoo faahfaahsan la soo xidhiidh

Fuad Taraashib 07950599243
Xsueen Dantiihaye 07930636823