Ogeysiis: Shirweyne ay qabsanayso Jaaliyada Beesha Sacad Muuse ee Norway ku qabsanayso Oslo.

 

 

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan xubnaha Jaaliyadda Beesha Sacad Muuse ee ku dhaqan g uud ahaan carrigan Norway gaar ahaana caasimada Oslo iyo deegaanada ka ag dhaw in la q abanayo shir muhiim ah oo ay jaaliyadu ku lafa gurayso arrimo xasaasiya oo beesha so o waj ahay.


Haddaba sidaas darteed waxaa laga codsanayaa in shirkaas laga soo wada qaybgalo, RAG iyo DUMAR, YAR iyo WEYN. Waxaa laga codsanayaa dumarka iyo dhalinta beeshu inay si ga ar ah xil isaga saaraan ka-soo-qaybgalka shirka.



Goorta: 16.00 maalinta sabtida ee taariikhdu tahay 3.11. 20012

Goobta: Ebbels gate 1(ka soo horjeedka dukaanka Ruush ee Horyaal)

Wixii faafaahin ah ee intaas dhaafsan waxaad kala soo xidhiidhi kartaa:
Ahmed Abdullahi Obsiye 46863316.


 


Allaa mahad leh wa Billaahi tawfiiq.
 

Ahmed Abdullahi Obsiye
Oslo, Norway