OGEYSIIS : Shir weynaha Hay'adda EAD ee
ka dhacaya Ingiriiska
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulsho weynta reer Somaliland ee ku
bohowday Hay'a dda East Africa Development (EAD ) ee kasoo jeedda
Degaamada Hawd, Gabiley, Maroodi-jeex iyo Waqooyi in shirkii
Hay'adda EAD ee sannadka 2015 ka dhici doono magaalada Lond on 4th
April 2015. Waxa shirka sannadka lagu soo bandhigi doonaa Warbixin
ballaadhan oo Hay’addeenu dhawaan ka soo diyaarisay degaamadeenii
Somaliland baahiya ka jira sida Ca afimaadka, Waxbarashada, Nabaad
guurka, biyo la'aanta , nolosha bulshada iyo dhismaha Wadooyinka.
Shirkan waxaa kasoo qayb gali doona Wufuud iyo bulsho ka imanaysa
gobola da dalka Ingiriiska iyoYurub.
Goobta: Chamber Hall, Harrow Council, Civic Centre, Station Road ,
Harrow, HA1 2XY
Date : 4th April 2015 – 2.00 -18.00 pm
Transport : Buses 640, 340, 258, 186, 182, 140, N18.
Train-tube :The closest station is Harrow & Wealdstone tube and
overground
More Information: Gudida Hay'adda - London 07958028138 Gobolada UK
07877450513-07974120862.
Warar dheeraada :
www.facebook.com/pages/EAD/197919580366407?fref=ts
|