Ogeysiis - Shirweynaha KULMIYE UK
 


 




Asalaamu Caleykum,



Waxa Bulsho-weynta ku nool Dalka Britain ee taageerta Xisbiga KULMIYE la ogeysiinay aa in lagu qaban doono shirweynihii 4aad ee xisbiga KULMIYE laantiisa UK, magaalada L ondon maalinta Axadda ee taariikhdu tahay 05/02/2012. Waxa taageereyaasha xisbiga si xishmad leh looga codsanayaa inay la xidhiidhaan Guddiyada laamaha Xisbiga deegaa nnada ay ku nool yihiin, halkaas oo ay ka heli karaan faahfaahin dheeraad ah oo la xidhii dha shirweynaha.



Cinwaanka madasha shirku waa sidan:

Harrow Civic Centre

Station Road, London, HA1 2XF


Waqtiga shirku waa: 14:00 ilaa 19:00pm.



Train station: Harrow Wealdstone - Bakerloo line.

Buses: 182, 140,183, 340.



Wixii faahfaahin dheeraada ah kala fadlan xidhiidh Guddiga qabanqaabada

Ali-07957396330, Xariir-07588570023, Ibrahim-07983408914



Allaa Mahad leh,



Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha KULMIYE UK