OGEYSIIS OGEYSIIS BRISTOL NAWAAXIGEEDA



 

 



Waxaan ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee Bristol iyo taageeryaasha xisbiga Kulmiyeba inay ka soo qaybgalaan xaflad ka dhici doonta magaalada Bristol taariikhdu markay tahay 06/07/2013 shirkaasi oo ujeedadiisu tahay Sagootin iyo soo dhaweyn Gudoomiye ku xigeen kowaad Ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed Iyo Lataliyaha Madexweynaha Dhinaca Dhaqaalaha Mudane Axmed Hassan Carwo



Hadaba waxaan dadwaynaha Codsanaynaa inay Si Waafi ah Uga soo Qayb Galaan Wakhtigana Ilaaliyaan Waxayna Xafladu Bilaabmaysaa shanta galabnimo (5 pm)

Wixii faahfaahin ah la soo xidhiidha gudida Qabanqaabada , ciwaankuna waa ka sare ku qore

Maxmed Xaashi Bacado Gudooniyaha Kulmiye laanta Bristol Uk 07985010350

Mustafe Xaashi Cismaan 0787745O513

Hanad Yasiin Jamac 078 2595 5849

Abdihakiin Qootaali 07 4464 81718

Axmed Adan Mooge 079 5068 2443

Mohamoud Mohamed Bide 074 6687 1356



Wabilaahi Towfiiq

Axmed Aadan Mooge