OGEYSIIS XISBIGA UCID SHIRWEYNE .SWEDEN – STOCKHOLM IYO NAWAAXIGEEDA 2010/04/24

 


 


Xisbiga Ucid, shirweyne. Swedhen- Stockholm Iyo
nawaaxigeeda / 2010,04,24
Xisbiga Ucid

Laantisa Swedhen- Stockholm

Waxaan jaahliyadaha swedhen ee Somaliland ama jaahliyadda Stockholm ee Somaliland
Iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaa in magaalada Stockholm uu ka dhici doono shirweyne. Xisbiga UCID ee Somaliland.

Barnaamijka shirka:
Marti-sharaf:
Gud dhalinyarad Yurub ee Ucid.
Iyo
Gud, kuxiganka lanta swedhen ee Ucid. Mr Adam warsame
Iyo
Gud: dhalinyarad swedhen ee Ucid.
Mr mustefa Khabari

- war cusub Iyo afkaar qoto dheer oo Somaliland ku saabsan iyo ucid.
walaal fadlan,Nala dhaqaaji isbeddelka caafimaadka qaba ee xisbiga cadaaladda Iyo daryeelka,UCID
Fadlan
Nagala qaybgal takuleynta xibiga Ucid, innaga ka dheregsan sida xisbiga Ucid, u doonaayo horimarka dalka somaliland i.
///////////////////////
Tariikhda
Sabti:( lördag)
2010-04-24
Bisha: April
////////////////////
Wakhtiga AMA Saacadda
17:00–20:30
Madasha (plats)

folkets hus

Rinkeby
Stockholm
———————————————
Walaal,
hadaba ha moogaanin in aad ka soo qeybgashaan shirkan Ucid.
Swedhen- Stockholm
________________________________
Qabanqaabiyaha shirka,
Nala soo xiriira
(kontakta oss om ni har frågor tack)
(Wixii war ah ee inta ka fahfaahsan kala soo xidhidha)
Axmed Cabdillahi Cawaale
Tel: 076 226 94 68
Stockholm
Hussein abdi dahir
Tel: 0708307456
Göteborg