Qarax Labaad oo cawaa ka dhacay magaalada Hargeysa

 



Hargeysa (TNN):- Qarax ayaa habeenkii labaad ka dhacay magaalada Hargaysa ,ga ar ahaan Madaxtooyada dabadeeda.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland,Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo ciida n uu hogaaminayo ayaa gaadhay meesha qaraxu ka dhacay.Booliska ayaa bilaabay hawl gallo lagu baadhayo cidii ka danbeysay,waxaana heegan la galiyey dhammaan ciidamada amaanka si loo sugo nabad gelyada .


 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland