Rayaale Oo Magacaabay 14 Guddi Hosaad Oo Uu Yeelanayo Xisbiga UDUB
Xili Wali Khilaaf Ka Dhex-taaganyahay
Sida ku Cad Qoraal Daahir Rayaale soo saaray 14 Bishii Jully.............
Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Daahir Rayaale Kaahin ayaa Magacaabay
Guddiyo cusub oo Xisbigaasi yeelanayo, iyadoo wali aanu dhamaan
Khilaafkii Xisbigiisu.
Sida ku Cad Qoraal Daahir Rayaale soo saaray 14 Bishii Jully ilaa 14
Guddi hoosaad oo Xisbiga ka kooban ayuu magacaabay, kuwaasoo lagu
sheegay Madaxda Waaxyaha Bahweynta Xisbiga UDUB.
Waxaanay Guddiyadaasi kala yihiin sidan:-
1. Guddi-Hoosaadka Abaabulka iyo Wacyi gelinta
1. Maxamud Cabdi Faarax (Malow) - Guddoomiye
2. Faadumo Yusuf (Nasteexo) - Guddoomiye ku Xigeen
3. Cabdi Ismaaciil Koshin (Maraykan) - Xoghaye
4. Xild. Axmed Muuse Obsiiye
5. Maxamed A/Raxman Xuseen
6. Maxamuud Xuseen Caabi (Indho Case)
7. Sahra Ismaaciil Haaruun
2. Guddi-Hoosaadka Maaliyadda
1. Keyse Cali Geeddi - Guddoomiye
2. Maxamed Axmed Maxamed - Guddoomiye ku Xigeen
3. Xild. Xuseen Ismaaciil Yusuf - Xoghaye
4. Xild. A/Qadir Jaamac Xaamud
5. Xild. Ibrahim Ciise Buux
6. Xild. Aden Abdillahi Cali
7. Faysal Cilmi Maxamed
3. Guddi-Hoosaadka Shuruucda iyo Anshaxa
1. Xasan Cabdi Maxamud (Xasan Xaydh) - Guddoomiye
2. Mawlid Xuseen Cumar - Guddoomiye ku Xigeen
3. Xild. Maxamed Saalax Cige - Xoghaye
4. Baashe Yusuf Cadde
5. Baashe Muuse Xuseen
6. Maxamed Xagar Dirir (Xayraan)
7. Aw Aden Cawad Seed
Guddi-Hoosaadka Siyaasadda
1. Cali Maxamed Warancadde - Guddoomiye
2. Xild. C/Qadir Ismaaciil Jirde - Guddoomiye Ku Xigeen
3. Maxamed Maxamuud Ardaale - Xoghaye
4. Amb. Axmed Xasan Cigaal
5. Cabdilahi Ismaaciil Cali (Cirro)
4. Guddi-Hoosaadka Arrimaha Bulshada
1. Cumar Jamac Faarax - Guddoomiye
2. Aden Dahir Maxamed (Aden Dheere) - Guddoomiye ku Xigeen
3. Yusuf Dahir Cali (Jibaaxe) - Xoghaye
4. Cali Ismaaciil Jaamac (Cali Buskud)
5. Maxamed Cabdillahi Cawaale
6. Maxamed Rayaale Rijaal
7. Muuse Iidle Kibaar (Xiirane)
5. Guddi-Hoosaadka Difaaca iyo Nabadgelyada.
1. Axmed X. Dahir Cilmi - Guddoomiye
2. Axmed Maxamed Filanwaa - Guddoomiye ku Xigeen
3. Maxamed Nuur Cisman - Xoghaye
4. Xild. Maxamed Muxumed Hoorri
5. Xild. Xuseen Cisman Cabdi
6. Cawil Cali Guuleed
7. Cumar Barre Samatar
6. Guddi-Hoosaadka Xidhiidhka Gobollada iyo Degmooyinka
1. Xild. Axmed Barkhad Obsiiye - Guddoomiye
2. Axmed A/Raxman Faarax Sugaal - Guddoomiye ku Xigeen
3. Axmed Xassan Dhunkaal (Dinnad) - Xoghaye
4. Farxaan Jamac Ismaaciil
5. Xabiiba Cige Faarax
6. Ruun Xaddi
7. Mahdi Maxamed Xaashi
7. Guddi-Hoosaadka Qorshaynta, Daraasadda iyo Cilmi Baadhista.
1. Cabdi Haybe Maxamed - Guddoomiye
2. Rashid X. C/Lahi Guleed - Guddoomiye ku Xigeen
3. Cabdiraxman Yusuf Badheedha - Xoghaye
4. Cabdi Asis Axmed Cali
5. Maxamed Cali Kaahin
6. Cali Maxamud Adan
8. Xafiiska Iskaashiga Caalamka iyo Qurbo-Jooga.
1. Amb. Sacad Sh. Cisman Nuur - Guddoomiye
2. Maxamed C/Lahi Ciise Cawaale - Guddoomiye Ku Xigeen
3. Axmed Xaashi Cabdi - Xoghaye
4. Siciid Xasan Biixi
5. Axmed Ismaaciil Gaani (Axmed Buur)
9. Xafiiska Qiimaynta Arrimaha Doorashooyinka, Komishanka
Doorashooyinka iyo Guddiga Diiwaangelinta.
1. Cisman Cabdillahi Cigaal – Guddoomiye
2. Siciid Sulub Maxamed - Guddoomiye Ku Xigeen
3. Saleebaan Ismaciil Jirde - Xoghaye
4. Axmed X. C/Karim Xuseen
5. Cabdi Casiis Xuseen Raage
10. Xafiiska Baadhista iyo Kormeerka.
1. Abdi Risaq Waberi Roble - Guddoomiye
2. Fadumo suudi Xasan - Guddoomiye Ku Xigeen
3. Axmed Sh. Cabdi Geele - Xoghaye
4. Ismaaciil Cali Axmed
5. Jamac Cabdillahi Axmed (Bakistani)
11. Xafiiska Warfaafinta.
1. Cali Cisman Cabdi Libaax (Xaraaro) - Guddoomiye
2. Maxamed Diiriye Cabdi - Guddoomiye Ku Xigeen
3. Cabdi Yusuf Ismaciil (Cabdi Wadaad) - Xoghaye
4. Maxamed Jama Maxamed
5. Zamzam Maxamed Cige
12. Xafiiska Arrimaha Dibedda.
1. Xuseen Cali Ducaale (Cawil) - Guddoomiye
2. Axmed Maxamed Ciise - Guddoomiye Ku Xigeen
3. Xil. C/Raxman Jamac Muuse (Aw Xoog) - Xoghaye
4. Axmed Jaambiir Suldan
5. Cabdilahi Maxamed Ducaale
13. Xafiiska Garabka Haweenka.
1. Xild. Baar Siciid Faarax - Guddoomiye
2. Fatxiya Saleban X. Axmed - Guddoomiye Xigeenka 1aad
3. Malyun X. Maxamed Axmed - Guddoomiye Xigeenka 2aad
4. Nimco Yusuf Cisman - Xoghaye
5. Amina Cabdilahi Kahin
14. Xafiiska Garabka Dhalinyarada.
1. Xuseen Nuur Obsiiye - Guddoomiye
2. Yassin Nuur Mooge - Guddoomiye Ku Xigeen
3. Maxamed Biixi Yaasiin - Xoghaye
4. Maxamed Cali Madoobe
5. Cabdillahi Cabdi Cabdillahi
Md. Dahir Rayaale Kahin
Guddoomiyaha Xisbiga UDUB
Source: Waaheen
|