WAR-SAXAAFADEED


 



"Xafiiska Qunsulka Guud ee Itoobiya iyagoo ka xun, waxay u sheegayaan shacabka Somalila nd in raysal-wasaare Meles Zenawi, oo dalka hogaaminayey ku geeryooday dhakhtarkii lagu daw eynayey. Laakiin shuruucdii iyo qorshayaashii qiimaha lahaa uu dhigay noqon doonaan kuwo lagu dhaqmo.

Distoorka u dhisan hab dimoqraadiyad horumarsan ee hogaamiyahii nooga tegay weligii wa an ku faani doonaa, waxaanan ku kalsoonahay in fikirkii dib-u-curashada Itoobiya dhabtii ahaan doonto mid aan laga laaban.

Doorkii horumarka iyo xasiloonida ee Itoobiya ka ciyaaraysay Geeska Afrika iyo qaarada gu ud ahaan, si loo xaqiijiyo faa?iidada dhinac walba waan sii wadi doonaa, Itoobiyana waxay ahaan doontaa maanta sidii shalay, oo jaar wanaagsan tusaale u ah.

Xafiiskani waxuu si weyn u dareemay sida shacabka iyo xukuumada Somaliland u muujiyeen d areenkooda iyo taageeradii qiimaha lahayd ee u muujiyeen shacabka Itoobiya geeridii ku timi raysal-wasaare Meles Zenawi. Si weyn ayaan uga mahadcelinaynaa taageeradoodii ba laadhan ayd xilligii murugada, una soo jeedinaysaa labada dawladood iyo shacabka Somalila nd inaan w a dajir uga shaqeyno xasiloonid aiyo nabadgelyada gobolka, loona joogtayn lah aa balaadhinta horumarka."


 

 


Timacade News Desk
Hargeysa Somaliand